DEG DEG: Mujaahidiinta oo Gacanta ku Dhigay Deegaan Dhaca Bariga Hiiraan.

Jun 29, 2025

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka si nabad ah kula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceel-qooxle ee wilaayadda Hiiraan, kadib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyaatkii ridada ee deegaankaasi ku sugnaa.