Ciidamada mujaahidiinta ayaa subaxnimadii hore ee saaka dullaan kula jarmaaday saldhig maleeshiyaatka murtadiinta ay ku leeyihiin magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellada-Dhexe.
Dagaal qaatay in mudo ah kadib waxaa mujaahidiinta Allaah fadligii usuuragashay in ay si dhamaystiran gacanta ugu dhigaan guud ahaan magalada magaalada Masaajid Cali Gaduud
Maleeshiyadii ridada ee lagu jebiyay dagaalkaasi ayaa u firxaday dhanka deegaanka Geelgub, halkaas oo ay Mujaahidiintu ku soo baacsanayaan.