DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow dagaal kula wareegay deegaanka “Cadaan-lexeey” oo hoostagta degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray, iyo Maxaabiis murtadiin ah oo gacanta lagu dhigay.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.
Mandheera.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka kamiin u dhigeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Ceel-qaalow iyo deegaanka Harazuki ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya .
Kamiinka ayaa lagu gubay gaari Kooyal ah oo qori Jiib ah saarnaa, Sidoo kale askartii Saliibiyiinta Kenya ee gaariga la socday ayaa baqti iyo dhaawac noqday.
Isla Mandheera waxey ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Kufaarta Kenya ee deegaanka Allungo ee hoostaga degmada Lafeey.