DEG DEG: Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Shaaciyey in Berito ay Ciid ay Tahay.

Mar 29, 2025

DEG DEG: Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu shaacinayaa in berito oo ah Axad ay noqoneyso maalin ciid ah, lagana noqday go’aankii hore ee ahaa in la dhameystiro Ramadan, kadib markii dad muslimiin ah oo arkay dhalashada Shawaal ay lasoo xiriireen Qadaha, lagana hubiyey inay arkeen bisha. Maktabku, wuxuu dadka Muslimiinta ugu hambalyeeynayaa munaasabada ciidul Fitril Mubaarak. Taqabalallaahu minaa wa minkum Saaalixal acmaal.

FAAFREEB PRO