Shabeellada Dhexe:
Dagaallo in ka badan 3 jeer lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen deegaanka “Bursha-Sheekh” ee duleedka degmada Cadale, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.