DEG DEG: Dagaal lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ee Bangaraafta ayaa maanta wuxuu ka dhacay duleedka deegaanka “Laba-Garas” ee Shabeellada Dhexe.
Mujaahidiinta ayaa dagaalkaan ku qaniimeystay gaari C/Bile ah oo murtadiinta ay lahaayeen, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac cadowga gaaray.