Kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa caawa baahisay qeybta 2aad fariimo ka socota maxaabiis ka tirsan urur gaaleedka Qaramada Midoobe, kuwaas oo gacanta ugu jira Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Qeybta 2aad waxaa kasoo muuqanaya maxbuus lagu magacaabo Maxamed Saciid oo kasoo jeeda dalka Masar, oo sanadkii lasoo dhaafey ee 2024 lagu qabtey gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Maxbuuskan ayaa fariimo u diraya xoghayaha guud ee ururka QM, gaalka lagu magacaabo Antonio Gutteres iyo madaxweynihiisa Cabdi Fataax Al-Siisi.
Haddaba Muuqaalka Kaga Boggo Linkiyada Hoose.
https://archive.gnews.to/s/PDLmnXSP4b64RoX
https://ok.ru/video/10675529583126
Muuqaalka oo Luuqadda Carabiga ku Baxaya.
https://archive.gnews.to/s/2tSkEAobroiJGEE
https://ok.ru/video/10675529648662