Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa hadda baahiyay muuqaal cusub oo farriin deg deg ah uu ku dirayo mid ka mid ah maxaabiista urur gaaleedka qaramada midoobay ee howlaha ashahaada la dirirnimo u joogay Soomaaliya, kuwaas oo ay gacanta ku hayso Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.
Muuqaalkan oo ah qaybta 1-aad ayuu maxbuuskan oo kasoo jeeda waddanka Ukraine, kana tirsan urur gaaleedka qaramada midoobay ku dirayaa farriimo dhowr ah oo ku socda ururka uu ka tirsan yahay, madaxweynaha dowladiisa Ukraine Vladimir Zelensky iyo shacabkiisa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi Mahadsanid.
Muuqaalka oo Af-Soomaali ah.
https://archive.gnews.to/s/xLxJ8twoixjLmrs
https://ok.ru/video/15460461644380
Muuqaalka oo Af-English ah.
https://archive.gnews.to/s/7MpAHkJkqcb88et
https://ok.ru/video/15460461709916