DEG DEG: Daawo sawirada qaraxyo lagu xasuuqay ciidamada Alpha Group ee ka tirsan NISA oo ka dhacay duleedka Afgooye.
Qaraxyada ayaa haleelay Labo gaari oo Cabdi bileyaal ah, waxaana halkaas ku dhintay 9 askari kuwaas oo qaar kamid ah hilbahooda duurka laga soo aruuriyay. Ciidamada qaraxyada lala beegsaday ayaa hore u jiitay mid kamid ah Cabdi bilayaashii laga qarxiyay, halka midkii kale iyo agab ciidan ay goobta uga tageen.
Halkaan Ka Daawo Sawirada oo PDF ah Siina Faafi.