Kadib markii ciidamada Mujaahidiinta ay saaka la wareegeen deegaanka Gumarre ee hoostaga Moqokori, waxaa loo faafiyay sawirro muujinaya ciidamada mujaahidiinta oo si nabdoon ugu dhex socda wadooyinka deegaanka.
Sawirradu waxay sidoo kale muujinayaan deegaanka Gumarre oo si buuxda loo sugayo ammaankiisa, waxaana sawirradda deegaankan laga helay ay caddeyn u yihiin xasiloonida iyo kala dambeynta ay ciidamada Mujaahidiinta ka hirgeliyeen isla markii ay la wareegeen.
Halkaan Hoose Ka Daawo Sawiradda Siina Faafi.