DEG DEG: DAAWO: 50 Sano Kadib Dilkii Culimada, Maxaa Iska Bedelay Xaalada Dalka Soomaaliya?

Sep 9, 2025

DEG DEG: DAAWO: 50 sano kadib dilkii Culimada, Maxaa iska bedelay xaalada dalka Soomaaliya? Shuhadada Dacwada – Culimadii Loo Dilay Difaaca Qur’aanka, waa Filim wathaa’iqi ah oo faaqidaya toogashadii dowladii kacaanka kula kacay culimadii difaacayey Qur’aanka iyo cawaaqibtii laga dhaxlay.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.

https://archive.gnews.to/s/oMFJDpKfMNdFq3o