DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta oo La Wareegay Deegaanka Guulane.

Mar 20, 2025

DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow la wareegay deegaanka “Guullane” oo hoos tagta degmada Aadan Yabaal, kadib markii halkaasi isaga carareen maleeshiyaatka ridada.