Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaal kula wareegay deegaanka “Aboorrey” ee dhacda duleedka magaalada Buulaburde.
Mujaahidiinta ayaa kala ceyriyey maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa deegaankaasi, kuwaasi oo sidoo kale la jabiyey markii ay isku soo dayeen inay weerar soo qaadaan.
Xaalada deegaanka Aboorrey ayaa hadda ah mid dagan, waxaana ku sugan ciidanka Mujaahidiinta.