🚨 Muqdisho: Camaliyad Istish-haadi ah oo Lagu Beegsaday Saraakiil Reer Galbeed ah.

Jul 9, 2025

WAR DEG DEG AH: Camaliyad Istish-haadiyo ah oo goordhow Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha xerada Kuliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho taasoo lala eegtay Saraakiil Cadaan ah oo Reer-galbeed ah.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa.

UPDATE

WAR DEG DEG AH: Saraakiisha reer galbeedka ah ee maanta camaliyada lala eegtay ayaa ka tirsan hawlgalka midowga Yurub ee u xilsaaran tababarka saraakiisha kooxda ridada ah.

UPDATE

WAR SAXAAFADEED: “Hawlgal lagu beegsaday Saraakiil Saliibiyiin ah”

Halkaan Ka Akhriso Bayaanka Siina Faafi.