WAR DEG DEG AH: Camaliyad Istish-haadiyo ah ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Kuffaarta Africaanta kuwaasi oo marayey duleedka degmada Afgooye ee Shabeellada Hoose.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.
Dhanka Hiiraan.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta howlgal ay ka fuliyeen duleedka deegaanka Tardo waxay ku dileen 1 askari oo murtad ah, halka 4 kalana lagu dhaawacay, waxayna Mujaahidiinta soo qaniimeysteen 1 qori.