WAR DEG DEG AH: Mujaahidiinta ayaa 2 Camaliyo Istish-haadiyo ah la beegsaday maanta ciidamo Afrikaan ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Bariire ee wilaayadda Shabeellada Hoose.
Camaliyaadkaan ayaa geysatay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada Kuffaarta Uganda, waxaana sidoo kale lagu burburiyey dhowr ka mid ah gaadiidka gaashaaman ee ay wateen ciidamada kuffaarta.
Dhagayso Wararkii ugu Danbeeyay ee Camaliyaadkan.