DEG DEG: Akhriso Howlgal Lagu Beegsaday Saliibiyiinta America ee ku Sugan Garoonka Kismaayo.

Sep 4, 2025

WAR DEG DEG AH: Mujaahidiinta ayaa caawa howlgal ka fuliyey garoonka magaalada Kismaayo, gaar ahaan qeybta ay dagan yihiin ciidamada Mareykanka ee ku sugan garoonkaasi.

Howlgalkaan oo u dhacay sidii loo qorsheeyey ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askarta iyo saraakiisha Mareykanka ee ku sugan garoonka Kismaayo.

Wixii faahfaahin ah oo kasoo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.