DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar ku qaaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa tuulada “Nuur-Gaab” ee dhacda duleedka degmada Cadale ee Shabeellada Dhexe.
Weerarkaani ayaa lagu dilay 3 askari oo murtadiin ah oo cadowga meydadkooda ay kaga carareen goobta dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 3 kale.
Mujaahidiinta ayaa weerarkaani kusoo furtay 3 qori AK47 ah, iyo qori PKM ah oo ay wateen maleeshiyaatka ridada.