DEG DEG : 30 Murtad oo Lagu Dilay Weerar Xasmin Ah oo Kasocda Duleedka Masaajid Cali Gaduud

Mar 18, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow cagta mariyey xero maleeshiyaatka ridada (Gorgor) ay ku leeyihiin deegaanka “Warta digi samatar” ee duleedka magaalada Masaajid Cali Gaduud ee Shabeellada Dhexe.

Khasaaraha hordhaca ah waa 30 dhimasho ah oo murtadiin ah, waxaana sidoo kale dagaalkaasi lagu qabtay tiro maxaabiis ah.

Mujaahidiinta waxay weerarkaasi kusoo qaniimeysteen 15 qori oo AK47 ah, 3 qori PKM ah.