Hiiraan;
Howlgal Mujaahidiinta ay galabta ka fuliyeen deegaanka “Ilcad” oo hoostagta Yasooman ayey Mujaahidiinta kula wareegeen deegaankaasi, iyagoona kala ceyriyey maleeshiyaatkii riadada ee halkaasi ku sugnaa.
Howlgalkaasi waxaa lagu dilay 1 askari oo murtad ah oo laga soo furtay qori iyo boosh, waxaana lagu dhaawacay mid kale.
Murtadka howlgalkaasi lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Muumin Dhagaweyne.