Hiiraan:
Dagaallo lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa galabta waxay ka dhaceen duleedka deegaanka Ceel-hareeri, waxaana dagaalladaasi lagu dilay 1 askari, 14 kalana waa lagu dhaawacay.
Sidoo kale dagaal lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta wuxuu ka dhacay duleedka deegaanka Yasooman, waxaana dagaalkaasi lagu dilay 1 askari, mid kalana waa lagu dhaawacay.