Dagaallo iyo Duqeymo Lagu Beegsaday Maleeshiyaatka Murtadiinta ee Ku Sugan Aadan Yabaal.

Apr 9, 2025

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa duhurnimadii maanta weerar madaafiic ah ku qaafay saldhigyadda maleeshiyaatka murtadiinta ay ku leeyihiin gudaha degmada Aadan Yabaal, waxaana jira khasaaro cadowga kasoo gaaray madaafiicdaasi.

Dhanka kale, ciidanka Mujaahidiinta ayaa weerar ku qaaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka Aadan Yabaal, weerarkaasi ayaa lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah oo meydadkooda ay cadowga kaga carareen goobta dagaalka.