Dagaal u Dhaxeeyey Maleeshiyaad Kawada Tirsan Ridada oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne.

Sep 3, 2025

Dagaalkaan oo u dhaxeeyey laba maleeshiyo oo ka tirsan kooxda ridada Soomaaliya ayaa maanta wuxuu ka dhacay gudaha magaalada Baladweyne.

Iska hor’imaadkaan ayaa labada dhinac waxay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoona dagaalkaan uu saameyn ku yeeshay magaalada.

Dagaalkaan waxaa ku dhaawacmay Sarkaal murtad ah oo ka tirsan maleeshiyaatka ridada Booliska, kaasoo lagu magacaabi jiray Dhaqane Cabdullaahi Wehliye (Xiirane)

Dagaalka ayaa salka ku hayey khilaaf soo kala dhexgalay maleeshiyaatka dagaalamay kuwaasi oo ku dagaalaay dhaqaallo la sheegay in lagu dayactirayey dhismo waddo oo ku taalla magaalada Baladweyne.

Deegaanada iyo degmooyinka ay ka taliyaan maleeshiyaatka ridada ayaa waxaa marwaliba sidaan oo kale kaga dhaca dagaalada u dhaxeeya maleeshiyaatka ridada kuwaasi oo geysta khasaaro.