Mandheera.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Hareeri Suuki ee hoostagta degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Dhanka kale ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Kenya oo ku socdaaleysay inta u dhaxeysa degmada Ceelqaalow iyo deegaanka Ceel-goolij waxa uu qaraxa haleelay gaari Mutabiish ah oo ay la socdeen askarta Kufaarta Kenya.
Gabi ahaan gaariga qaraxa haleelay ayaa goobta ku basbeelay waxaana sidoo kale baqti iyo dhaawac noqday askartii kufaarta Kenya ee la socotay gaarigaas.