Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa faafiyey muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar ay ciidamadda mujaahidiintu ku qaaddeen isbaarro maleeshiyadda ridada u taallay duleedka deegaanka Goofgaduud Buurey ee u dhow magaalada Baydhabo.
Muuqaalka waxaa lagu arkayaa cisaabadda baadilka oo sii dabar jeedinaya iyo ciidamadda tawxiidka oo dhabarka ka tooganaya, halka sidoo kale lagu arkayo baqtiyadda murtadiinta iyo qanimadii laga soo furtey.