Daawo Weerar Fariisin Lagu Beegsaday Oo Ka Dhacay Duleedka Deynille.

Nov 24, 2024

Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa goordhow faafiyay muuqaal kooban oo lagu soo bandhigayo weerar ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Dayniile ee wilaayada islaamiga ah ee Banaadir, halkaas oo lagu beegsaday fariisin ciidan oo murtadiinta ay halkaasi kaga sugnaayeen.

Weerarka oo ah mid qorsheysan ayay mujaahidiintu ku qaadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay ku lahaayeen deegaanka Ceel Shaalle ee dhaca duleedka degmada Dayniile ee ka tirsan magaalada Muqdisho, muuqaalka ayaa soconaya muddo ka badan 2 daqiiqo.

Halkan Ka Degso Muuqaalka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.