Daawo Wareysi: Sheekh Cali Dheere oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Aqoonsiga Somaliland ee Yahuuda.(Qeybta 01aad)
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab la yeelatay wareysi muuqaal ah, kaasoo ku saabsan aqoonsiga uu dhawaan Ra’iisulwasaaraha Yahuuda, Natanyahu, uu siiyay maamulka Somaliland.
Sheekh Cali ayaa bixiyay xogo badan oo ku aadan aqoonsiga iyo ujeedooyinka gurracan ee Yahuuda, wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay sheegashooyinka Natanyahu ee lagu hurdasiinayo dadka aan la socon halista Yahuuda.
Afhayeenka ayaa si mug dheer ula hadlaya dhinacyo kala duwan oo Soomaalida kamid ah. Intaas iyo in ka badan uga bogo wareysiga.
Linkiyadaan hoose ka daawo wareysiga.
Telegram: https://t.me/+X7JCsYqh3hFkNGRk
Facebook: https://www.facebook.com/reel/2357838864676279
Iyo https://www.facebook.com/profile.php?id=61585802314930
Mareegta: https://radiofurqaan.com/