Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

Mar 30, 2025

Degmada Buq’aqable iyo degmooyinka iyo deegaannada kale ee wilaayada islaamiga Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya, ayaa maanta si wayn looga dabaal-degay munaasabadda ciidul-fidriga, waxaa sidaas si la mid ah looga oogay labada rakcadood ee salaadda ciidda degmooyinka Buulo-fulaay iyo Tiyeeglow ee wilaayaadka islaamiga ah ee Baay iyo Bakool.

Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Buq’aqable.

                

Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Tiyeeglow.

                    

Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Buulo-fulaay.