Degmada Jammaame ee wilaayada Jubbada hoose, degmada Kamsuuma ee wilaayada Sh/hoose iyo degmada Ceel-cadde ee wilaayada Gedo ayaa ka mid ah degmooyinka wilaayaadka islaamiga ah ee maanta sida wayn looga dabaal-degay munaasabadda ciidul-fidriga.
Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Jammaame.
Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Kamsuusama.
Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Ceel-cadde.