Si heer sare ah ayaa maanta looga dabaaldegay munaasabadda ciidul-fidriga degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah ee Galgaduud iyo Mudug ee dhaca bartamaha Soomaaliya.
Waxaan idin soo gudbinaynaa sawirrada sida salaadda ciidda looga oogay degmooyinka Galhareeri, Ceelbuur iyo Jowlo oo ka kala tirsan wilaayaadka islaamiga Galgaduud iyo Mudug.
Galhareeri iyo sida looga ciiday.
Ceelbuur iyo sida looga ciiday.
Jowlo iyo sida looga ciiday.