DAAWO: Sawirro Muujinaya Cududda Mujaahidiinta iyo Khasaaraha Cadowga ee Gumarre.

Jul 6, 2025

Ka dib dagaallo culus oo shalay ka dhacay deegaanka Gumarre ee duleedka magaalada Moqokori oo sababay dhimashada 18 murtad iyo dhaawaca tiro kale oo ka tirsan maleeshiyaadka ridada, ayaa waxaa la baahiyay sawiradda weerarkaasi, kuwaas oo lagu arkayo maydadka maleeshiyaadka ridada ee lagu dilay weerarka.

Sidoo kale sawirrada waxaa kasoo muuqanaya cutubyo katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo ku roondeynaya deegaanka, iyagoo gacanta ku haya goobihii dagaalku ka dhacay. 

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrada Siina Faafi.