Daawo Sawirro: Dibad Bax ka Dhan ah Yahuudda oo ka Dhacay Buq-Aqable.

Jan 11, 2026

Magaalada Buq-Aqable ee wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan, waxaa si la mid ah wilaayaadka kale ee ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab uga dhacay dibad bax ballaaran, oo looga soo horjeedo aqoonsi ku sheegii uu Kayaanka Yahuuddu siiyay maamulka Ridada ee uu hogaamiyo Murtad Cabdi Raxmaan Cirro.

Halkan hoose ka daawo sawirro muujinaya dibad baxa Buq-Aqable.