Daawo Sawirrada Weerarkii Cagmarinta Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Balcad.

Feb 27, 2025

Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawirro ka yimid degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo saaka oo Khamiis ah ciidamada mujaahidiintu ay kula wareegeen weerar cagmarin ah.

Sawirradan oo ka kooban 17 sawir ayaa muuqaal guud ka bixinaya wixii saaka ka dhacay degmada Balcad, ciidamada mujaahidiinta oo jiiraya difaacyada murtadiinta ayaad arkaysaa, la wareegaya magaalada, haraadiga maleeshiyaadka murtadiinta ahna ku baacsanaya waddooyinka magaalada Balcad, maydadka qaar ka mid ah askarta murtadiinta ah ayay sidoo kale cameradda mujaahidiinta soo qabanaysaa.

Halkan Ka Degso Sawirrada.

Ama Hoos Ka Daawo.