Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay qaybta 3-aad taxane muuqaallo ah oo lagu soo bandhigayo fariimo ka socda maxaabiista maleeshiyadii murtadiinta ee lagu qabtay weerarkii mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta degmada Towfiiq oo horay loo oran jiray Masaajid Cali-gaduud.