Daawo Muuqaalka Diyaaradaha Dagaalka Ee Itoobiya Oo Wiil Yar Ku Dilay Galcad.

Mar 22, 2025

Waxaa la baahiyay muuqaalka duqayn diyaaradaha dagaalka dowladda saliibiyadda Itoobiya 17-kii bishan Ramadan ka gaysteen degmada Galcad ee wilaayada Galgaduud, halkaas oo ay ku dileen wiil yar oo 13 sano jir ah, halka sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray gabar xaamilo ah.

Halkan Ka Degso Muuqaalka.