Daawo Muuqaalka Ciidamada Mujaahidiinta Oo Ku Sugan Towfiiq Iyo Oday Dhaqan Oo Kasoo Muuqday.

Mar 29, 2025

Waxaa la baahiyay muuqaal lagu soo bandhigayo ciidamada mujaahidiinta oo maanta oo Sabti ah taariikhduna tahay 29/03/2025 ku sugan degmada Towfiiq oo horay loo oran jiray “Masaajd Cali Guduud”, iyo haldal uu halkaas ka jeediyay Nabadoon Cabdullaahi Cali Caraaye Naqiibka Beesha Warsangali – Abgaal.

Halkan Ka Degso Muuqaalka.