Kanaalka Al-Kataa’ib Ikhbaariyah ayaa baahiyay muuqaal xiiso leh oo laga soo duubay weerarkii lagu qaaday saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Wargaadhi, waxaa uuna filimkan cusub ku furmayaa muuqaallo murugo leh oo muujinaya dhibaatada ay la nool yihiin Muslimiinta reer Falastiin oo ay Yahuudu ku xasuuqayaan duqeymaha ka socda Gaza.
Marka uu daawaduhu si qoto dheer u milicsado xanuunkaas, filimku waxa uu si lama filaan ah ugu gudbayaa weerarkii ay mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee Wargaadhi, isaga oo si dhab ah u muujinaya habsami u socodka howlgalka iyada oo la arkayo maleeshiyaatka ridada oo ka cararaya saaxada dagaalka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan oo Laba Luuqadood Kusoo Baxay.
https://archive.gnews.to/s/Kqf9y2QHqNczBMY
https://ok.ru/video/13694700358236