Daawo Mudo Bil Ah Kadib: Waa Sidee Xaalka Deegaanka Aboorrey Oo Ay Gacanta Ku Hayaan Ciidamada Mujaahidiinta?

May 13, 2025

Waxaa la baahiyay muuqaal kooban oo soo bandhigay muddo bil ah kaddib xaaladda deegaanka Aboorrey ee dhaca bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Mujaahidiinta Al-shabaab.

 

Halkan ka degso muuqaalka.