Mu’assasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay sawiro lagu soo bandhigayo hubkii iyo agabyadii kala duwanaa ee mujaahidiintu ka heleen saldhiggii isaga carareen maleeshiyaadka murtadiinta ee ku sugna deegaanka Bariire ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Hoos ka daawo sawirrada.