Saacadihii lasoo dhaafay waxaa la baahiyay sawirrada howlgalkii barakaysnaa ee ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbada hoose, kaasi oo lagu khaarajiyay mujrimkii masuulka ka ahaa xasuuqa shacabka degmada Jammaame.
Howlgalka ka dhacay duleedka Kismaayo ayaa lagu dilay mujrimkan oo lagu magacaabi jiray Kornayl Cabdiraxmaan Fareey, sarkaal taliye Urur ah iyo shan murtad oo kale, sawirradu waxay soo bandhigayaan burburka mid ka mid ah gaadiidka dagaalka maleeshiyada Riddada Danab ee Maraykanku u adeegsado xasuuqa shacabka Soomaaliyeed iyo sidoo kale raadadka maleeshiyadii iyo saraakiishii lagu laayay hiwlgalka.
Hoos ka daawo sawirrada.
