Daawo Degmada Jilib Oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday.

Mar 30, 2025

Degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbada dhexe waxaa maanta looga ciiday si heer sare ah, kumannaan muslimiin ah ayaa isugu yimid fagaaraha Ashahiid Bi’idnillaah Macalin Aadan Xaashi Ceyrow, halkaas oo ay ku oogeen labada rackadood ee salaadda ciidda.

Hoos ka daawo sawirrada sida looga ciiday degmada Jilib.

             

About The Author