Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

Mar 30, 2025

Degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose oo bishii Ramadaan ee ina dhaaftay laga xoreeyay murtadiinta ayaa si cajiib ah looga ciiday maanta oo dadka muslimiinta ah u debaal-degayaan munaasabadda ciidda, waxaana hal goob salaadda ciidda kuwada oogay boqollaal muslimiin ah oo isugu jira shacab iyo ciidamo mujaahidiin ah.

Sidoo kale waxaa maanta si heer sare ah looga ciiday magaalada Kuunya-barrow ee Sh/hoose iyo deegaannada kala ah Mubaarak iyo Ugunji oo ka tirsan isla wilaayada Sh/hoose.

Daawo Sida Looga Ciiday Degmada Awdheegle.

                      

Daawo Sida Looga Ciiday Kuunya-barrow.

                  

Daawo Sida Looga Ciiday Mubaarak.

        

Daawo Sida Looga Ciiday Ugunji.