Waxaa goordhow la baahiyay muuqaalka ciidamo ka tirsan oo magaalada Muqdisho ee caasimadda ah gudaheeda dharaar cad duqeyn ka fulinaya islamarkaana beegsanaya xarumaha cadowga, weerarka ayaa dhacay maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 05/04/2025.