Daawo: Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Isbuucii Labaad Gacanta ku Haya Deegaanka Ceel-Hareeri ee Hiiraan.

Jun 11, 2025

Waxaa la faafiyay sawirro muujinaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo usbuucii labaad ku sugan deegaanka Ceel-Hareeri ee Wilaayada Hiiraan.

Sawirrada ayaa muujinaya maydadka qaar ka mid ah maleeshiyaadka ridada, iyadoo sidoo kale la arkayo xaafadaha Ceel-Hareeri iyo ciidamada Mujaahidiinta oo ku roondaynaya gudaha deegaanka.

Hoos Ka Daawo Sawirada.