DAAWO: Ciidamada Maraykanka iyo Kuwa Danab oo Duqeymo la Beegsaday Xaafadaha Jamaame.

Jan 16, 2026

Waxaa goor dhow la baahiyay sawirro muujinaya duqeymo fuleynimo ah oo ay ciidamada Maraykanka iyo calool-uusta Ridada ee Danab ay ka geysteen xaafadaha degmada Jamaame ee wilaayada Jubbada Hoose.

Duqeymaha cadowga ayaa burburiyay qeybo ka tirsan masjidka Jaamaca ee degmada Jamaame, iyo sidoo kale mid ka mid ah macaahida wax lagu barto ee degmada, iyadoo sidoo kale xaafado ay deganaayeen dad shacab ah.

Halkan ka daawo sawirrada.