Mu’assasada Al-kataa’ib, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow faafisay filim cusub oo heer sare ah, kaasi oo lagu soo bandhigayo mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf Allaah ha u naxariistee, kaas oo ay horay mu’assasadu u baahisay kalimaadkii laga jeediyay xafladda gebegabada mucaskarka.
Filimka ayaa ugu horrayn ku billaabanayaa qisada Sh Bashiir Sheekh Yuusuf Allaah ha u naxariistee oo ah sheekha loogu magac-daray mucaskarka lasoo xiray ee filimka lagu soo bandhigayo, qaybaha kale ee muuqaalkan ayaa lagu soo bandhigay duruus caskari ah oo heer sare ah oo ay sameynayaan raggii tabobarka soo dhamaystay, waxaana dadka mucaskarka kasoo qalin-jebiyay ka mid ah abwaanno, culimo, iyo odayaasha dhaqanka ee beelaha Soomaaliyeed.
Halkan Ka Degso Filimka Cusub.