Baay.
Ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
FAAFREEB PRO