Ciidamadda Mujaahidiinta oo Hawl-gallo ka Fuliyey Mandheera iyo Galgaduud.

Apr 30, 2025

Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Garbo-qooleey oo u dhaw magaalada Mandheera ee ku hoos jirta gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Baqtiga waa 5 Kufaar Kenyaati ah

Dhaawaca waa 2 isla kufaarta Kenya ah.

 

Galgaduud:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar ku qaaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa deegaanka “Baraag Sheekh Cabdullaahi” ee duleedka degmada Ceeldheer ee wilaayada Galgaduud.

Weerarkaasi ayaa lagu dilay 1 askari oo murtad ah, halka mid kalana lagu dhaawacay.

FAAFREEB PRO