Baay.
Howlgal qorsheysan oo ciidamada Mujaahidiintu maanta ay ka fuliyeen agagaarka deegaanka Iidow Dhigaal ee duleedka magaalada Baydhabo waxaa lagu dilay hal askari oo Murtad ah waxaana laga furtay qori AK47 ah iyo booshkiisa
Sidoo ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen isla xerada Murtadiinta Iidow Dhigaal ee duleedka magaalada Baydhabo.
FAAFREEB PRO