Cali Guudlaawe oo si Dirqi ah Kaga Badbaaday Weerar la gula Beegsaday Jowhar.

Jan 2, 2026

WAR DEG-DEG AH:

Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday kolonyo gaadiid ah oo galbineysay Cali Guudlaawe madaxa maamulka ridada Hirshabelle, kaas oo kusii jeeday garoonka magaalada Jowhar ee Shabellada dhexe.

Qaraxani waxaa ku dhaawacmay 5 Murtadiin ah oo ay kamid yihiin sargaal Murtad ah oo lagu magacabo Yuusuf Xuseen Guudlaawe oo ah Murtad la dhashay Cali Guudlaawe iyo korneyl Maxamuud Xuseen.

FAAFREEB PRO